Eng Cali Awcumar Oo Ka Mida Ganacsatada Somaliland Hamplyo U Diray Xildhibaan Barkhad Batuun

0
Thursday June 10, 2021 - 19:17:00 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1599
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Eng Cali Awcumar Oo Ka Mida Ganacsatada Somaliland Hamplyo U Diray Xildhibaan Barkhad Batuun

    Oday Cali Awcumar Waxaa Uu Shacabka Reer Somaliland Kubogaadiyay Sida

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Oday Cali Awcumar Waxaa Uu Shacabka Reer Somaliland Kubogaadiyay Sida

 
No description available.



Gudoomiyaha Shirkada Dhismaha Ee Albaraka Oday Eng Cali Awcumar Ayaa Waxaa Uu Hambalyo Iyo Bogaadin Udiray Shacabka Reer Somaliland Iyo Madaxweynaha Iyo Xigeenka Qaranka Somaliland Qabsoomida Doorashadii Golaha Wakiilada Iyo Deegaanka Awgeed

Oday Cali Awcumar Waxaa Uu Shacabka Reer Somaliland Kubogaadiyay Sida Nabadgalyada Leh Ee Ay Uga Qaybqaateen Qabsoomida Doorashada

Dhanka Kale Oday Eng Cali Awcumar Waxaa Uu Hambalyo Udiray Xildhibaan Barkhad Jaamac Batuun Oo Uu Ku hambalyeeyay Kusriga Golaha Wakiilada Ee Somaliland
Loading...
Loading...