Guddoomiyaha West Canada Ee Xisbiga Waddani Oo Tacsi U Dirya Qoyskii Uu Ka Baxay Marxuum Xaaji Cabdi Xuseen
INAALILAAHI WA INAA ILEHI RAAJICUUN,
GUDDOOMIYAHA WEST CANADA EE XISBIGA WADDANI OO
TACSITIIRAANYO LEH U DIRYAA QOYSKII UU KA BAXAY MARXUUM XAAJI CABDI XUSEEN OO KU GEERIYOODAY MAGALADA HARGAYSA EE SOMALILAND
ANIGA OO KU HADLAAYA MAGACAYGA BASHE ELMI IYO KAN GUDDIDA IYO KA TAAGEERAYASHA XISBIGA WADDANI EE WESTERN CANADA
WAXAAN ILLAHAY UGA BARYAYAA INUU MARXUUNKA JANADII KA WARAABIYO
QOYSKIISA ,EHELKIISA IYO QARRABDII IYO DHAMAAN REER SOMALILAND OO DHAN
GAAR AHAN ALBERTA-SOMALILIAND COMMUNITY.
INUU SAMIIR IYO IIMAAN KA SIIYO.
AAMIN, AAMIIN ,AAMIIN
GUDDOOMIYAHA WEST CANADA EE XISBIGA WADDANI
BASHE JAMA ELMI.
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!
Loading...
Loading...