Aqlabiyada Golaha Cusub Ee Deegaanka Berbera Oo Isku Raacay Inay maayar Cusub Doortaan Ina Cidina Ridaan

0
Thursday June 10, 2021 - 13:16:03 in News by
  • Visits: 2644
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Aqlabiyada Golaha Cusub Ee Deegaanka Berbera Oo Isku Raacay Inay maayar Cusub Doortaan Ina Cidina Ridaan

    Aqlabiyada Golaha Cusub Ee Deegaanka Berbera Oo Isku Raacay Inay maayar Cusub Doortaan Ina Cidina Ridaan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Aqlabiyada Golaha Cusub Ee Deegaanka Berbera Oo Isku Raacay Inay maayar Cusub Doortaan Ina Cidina Ridaan

Aqlabiyadda Xildhibaannada Golaha Deegaanka ee Berbera, ayaa taageero u muujiyey Maxamed Ibrahim Dable, oo ah mudanaha sida weyn u loollamayaan Maayarkii hore ee Berbera Cabdishakur Cidin.
May be an image of 1 person, standing and outdoors


Wararka ayaa sheegay in xildhibaanno 8 gaadhayaa ay taageersan yihiin Murrashax Maayir Dable.

Xubnaha uu taageerada ka helay Dable, waxa ka mid ah Xubno Kulmiye ka soo baxay oo uu ka mid yahay Cabdirashiid Maxamed oo isagu u sharaxnaa Duqa Berbera.

Dable, ayaa ah nin saameyn ku leh Berbera oo uu cadaadi kala kulmayey Cidin, waxaanu ka soo baxay Xisbiga UCID.
Haddii uu Maxamed Ibraahim Dable noqdo Maayarka Berbera, waa Magaladii Labaad ee ugu muhiimsanayd dalka ee uu lumiyo Xisbul xaakimka Kulmiye, iyada oo Magalad Hargeysa ay u dhowdahay inuu Maayar ka noqdo Abdikarii, Axmed Mooge oo Waddani ka soo baxay

Loading...
Loading...