Cabdikariin Axmed Mooge Miyuu Ka Baxay Xisbigii Waddani Ee Uu Guusha Ku Gaadhay?

0
Thursday June 10, 2021 - 13:09:43 in News by
  • Visits: 3461
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cabdikariin Axmed Mooge Miyuu Ka Baxay Xisbigii Waddani Ee Uu Guusha Ku Gaadhay?

    Cabdikariin Axmed Mooge Miyuu Ka Baxay Xisbigii Waddani Ee Uu Guusha Ku Gaadhay?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cabdikariin Axmed Mooge Miyuu Ka Baxay Xisbigii Waddani Ee Uu Guusha Ku Gaadhay?


Hargeysa(HWN):-Mudanaha dooran ee golaha deegaanka Hargeysa Cabdikariim Axmed Mooge ayaa ka dib kulankii uu la qaatay Muuse Biixi waxa uu ka waramay inuu ka baxay xisbiga Waddani.



Cabdikariin Axmed Mooge oo la waydiiyey inuu isku dhiibay Muuse Biixi iyo xukuumadiisa ayaana kaga jawaabay "Arintani is dhiibid kuma saabsana, xisbiyaduna danahooda way ka wada hadlaan labada xisbi mucaaridna xaq ayey u leeyihiin wada hadlaan.”


Sidoo kale waxa uu ka hadlay dedaalada socda ee uu Maayarka ku doonayo iyo inuu ka baxay xisbigii Waddani waxaanu yidhi "waan ku qab waynahay inaanu xisbi leenahay oo aan Waddani ahay kana soo baxay, laakiin arimahan imika socdaa waa qaar la xidhiidha qaran dhis iyo magaalo dhis iyo wanaag.”

May be an image of 2 people, suit and indoor

Loading...
Loading...