Xildhibaanada Dooran Ee Barkhad Batuun Iyo Mooge Maka Dabaalan Doonaan Caqabadaha Faysal Iyo Cirro?

0
Wednesday June 09, 2021 - 12:28:29 in News by
  • Visits: 2408
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaanada Dooran Ee Barkhad Batuun Iyo Mooge Maka Dabaalan Doonaan Caqabadaha Faysal Iyo Cirro?

    Xildhibaanada Dooran Ee Barkhad Batuun Iyo Mooge Maka Dabaalan Doonaan Caqabadaha Faysal Iyo Cirro?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaanada Dooran Ee Barkhad Batuun Iyo Mooge Maka Dabaalan Doonaan Caqabadaha Faysal Iyo Cirro?


Batuun iyo Mooge waa labbada xildhibaan ee loogu hadal haynta badan yahay doorashadii ka dhacday maamulka Somaliland, marka hore aan in yar ka taabano doorashada Batuun.




Batuun in loo doorto xildhibaan golaha wakiilada, aad ayaa loo soo dhaweeyey, waxaan lagu amaanay shacabka Hargaysa, balse sidaas ma aha. kaliya waxaa jirta in loo ogolaaday in uu isa soo sharaxo, taas oo aan markii hore loo ogolayn beeshiisa, balse codadka uu helay waa kuwo ay bixin karaan beeshiisu qiyaastii iyaga oo daga, Wajaale, Gabilay, kalabaydh, Hargaysa, iyo dhamaan tuulooyinka gobolka waqooyi Galabeed ee laga doortay.

"Beesha Batuun in kastoo ay dhib wayni haystay, waxaa dhagartan la qaba beelo kale oo gobolo daga, aanan loona ogolayn in ay shan xildhibaan ama toban xildhibaan wax ka badan soo doortaan, halka tuulooyina loo ogol yahay in ay shan xildhibaan oo ku soo baxa, boqol qof ay soo dooran karaan

Hadda labbada gudoomiye ee horay u wada lahaan jiraya xisbiga UCID ee kala aamin baxay, meel adagna isla gaadhay, ayaa dib gaashaanbuur u samaysatay, taas oo ujeedadoodu tahay in ay kala qaybsadaan labada gudoomiye ee degamada Hargaysa iyo golaha wakiilada.

Cabdiraxmaan Cirro in badan ayuu gole kaga faanay Barkhad Batuun kuna dhiiraday in uu u ogolaado in uu iska soo sharaxo xisbigiisa, hadase ma ogolaan karo in uu sida ay shacabku jeclaan lahaayeen u doorto gudoomiyaha golaha wakiilada, halka uu walib ku dilay xildhibaan Mooge oo aad shacabku u sugayaan in loo doorto gudoomiyaha dagmada Hargysa uu siiyo xilkaa xisbiga Ucid oo uu Faysal soo doorto ka u noqonaya.

Tan micnaheegu waa shacabka oo ay qabanayso mahmaahdii "Adhi daasada kama ilbaxo” iyo siyaasadda Somaliland oo noqonaysa "Reer aan ogaa ma guuro”


Loading...
Loading...