Mooge Nin Maayarnimada Kaga Haboon Ma Jiro Faratoon Nin Guddooninimada Kaga Haboon Ma Jiro

0
Wednesday June 09, 2021 - 10:35:22 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1735
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Mooge Nin Maayarnimada Kaga Haboon Ma Jiro Faratoon Nin Guddooninimada Kaga Haboon Ma Jiro

    W/Q:Hamse riiraash

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q:Hamse riiraash

31 may waxa inoo qabsoomay doorosho xor iyo xallaala,oon abid carrada soo Marin, taas oo noqoto taariikh uu nasiib u hellay madaxweyne nasiib leh,halgamaa umadeed waddani daacada ee mujaahid madaxweyne muse. Haa



Waxa qorantay taariikh dhamaan waxa ay isku soo dhawaysay qaluubta somaliland taa oo ku abuurtay maxabo iyo galgacal.


Mooge waxa uu ka mid noqday dadka nasiibka u hellay kasbada qaluubta dadweynaha reer hargaysa oo dhan way soo saareen Daan ilaa Daan, meesha aan anigu joogay waxay ahayd degmada Ibrahim koodbuur ee xaafada xero awr waxa maqlaayay dad ku hataaqaya magaca mooge.


Sidoo kale waxa isaguna ku Haboon guddoonka barlamaanka Mr Faratoon oo ah Nin dhib iyo dheef LA qaybsaday dalkiisa somaliland, guullo badan oo diblimaasiyadeedna kasoo hooyay arrimaha dibada.


Maanta somaliland guulaystay guushana Cid kale may keenin ilaahay kasagoow madaxweyne biixiba sabab u ahaa wanna guulaha biixi ee diwaanka u gashay.


Haddaba waxaan kula talinayaa in moogena maayar laga dhigo Faratoon guddoonka lagu wareejiyo.


Hamse riiraash

[email protected]

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...