Gudbaneey Shaxdaan Degay, Garbay Inoogu Leeyiin, Haddii Ay La Garataan

0
Wednesday June 09, 2021 - 10:22:04 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 271
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudbaneey Shaxdaan Degay, Garbay Inoogu Leeyiin, Haddii Ay La Garataan

    W/Q: Ismail Abdillahi Handuleh.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Ismail Abdillahi Handuleh.

DOORASHADEENI WAA GUULE,GODOBASE LAGA GALAY,GABADHO IYO GANBOOLEY,


GUUD AHAAN HAWEENKEENA,MAXAA GAARI LAGA TEGAY,GEYIGEENU U BAAHNAA,


Lis Dairy

GOLAYAASHA QARANKIYO,FULINTEENA GELILAAYO,GUFAYNLA MEELO FARO BADAN,


GUNIMAY INAGU TAHAY,GAARIYADAA LA GAASIRAY,MANA GEYAAN GODOONKAAS.


GUURTIDA IYO FULINTAAY,GEDMATAYE KA DABATAGA,GOORI GOOR INTAY TAHAY,


GOLAYAAL DEGAANKIYO,GOLE WAKIILBA SOO XULA,TIRO DUMARKA GAARA U AH,


BISMILAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM [A.S.C.W.R.W.B]


TU KHAAS AHNA BAHDA H/W IYO AKHRISTAYAASHEEDA.



GUDBANEEY SHAXDAAN DEGAY,GARBAY INOOGU LEEYIIN,HADDII AY LA GARATAAN,


1- GOLAHA WAKIILADA (15) XUBNOOD OO SIDAN AH:-


BURCO, BORAMA, BERBERA, CEERIGAABO IYO LASCANOOD LABA GOLAHA WAKIILADA (5 X 2+ 5 HARGEYSA (15) XUBNOOD.


2-GOLAHA DEEGAANKA (18) XUBNOOD OO SIDAN AH:-


BUHOODLEH, BALIGUBADLEH, BADHAN, CAYNABO, GEBILAY, ODWEYNE, SHEEKH, SALAXLEY IYO ZEYLAC: 9X2=(18) XUBNOOD.


ISMAIL ABDILLAHI HANDULEH.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...