Ammaanta Madaxweyne Muse Maxaa Loogu Diidayaa, Markuu Xaq U Yeesho.

0
Wednesday June 09, 2021 - 10:13:02 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1161
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ammaanta Madaxweyne Muse Maxaa Loogu Diidayaa, Markuu Xaq U Yeesho.

    M. Baashe

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

M. Baashe

Ugu horayn Allah mahad leh, Marka LABAAD na Madaxweyne Muse BIIXI baa leh oo si geesinimo leh u qabtay Doorashadii isku sidkanayd ee aan wax faro gelin ah XUKUUMADDA Muse BIIXI KU samayn waxaa odhan karaa Male awaadh kayga Madaxweyne Muse si farshaxan ku jiro ayuu u bedelay Baarlamaankii iyo xildhibaanadii degaanada ee HARGEYSA khaasatan. Marka LABAAD Dr Cabdiraxmaan Cirro oo soo saaray Xidigaha Siyaasadda oo isbedel wadanka ka samayn doona WAA CABDIKARIIM AHMED MOOGE ( TOLAAY-REER-HARGAYSAW) IYO BARKGAD J BATUUN (ICTIRAAF SIDE). CABDIKARIIM AXMED Mooge Maayar nimadiisa HARGEYSA waxay suurto gelinaysaa in DIB MUSE BIIXI LOO DOORTO MARKUU HARGEYSA ISBEDEL KU SAMEEYA IYO QURUX IYO QABYAALAD LA AAN.



MUSE ISAGAA HORE U SHEEGAY IN UU KU SIFAYSANYEY GABAYGII QAASIM ISMACIIL (AHN) : WAXAAN AHAY MACAAN IYO QADHAADH MEEL KU WADA YAAL.......... Nin I maleeyaa.

WAA RAYGAL MALE MA LEH RAGBA MALE MA LEH.


QIIMAYNTA DOORASHADAN SOMALILAND WAA MID KA DHICI KARI LA ETHIOPIA, DJABOUTI, KENYA, ERITREA IYO SOMALIA ARIKAA SHACABKA REER SOMALILAND OO DHAN BAA KU AMMAANAN.


XUKUUMADDA Madaxweyne Muse waxaa u hadhay inuu Guurti cusub oo na suurto geliyo Markaa ictiraafku roobka lama socdo ee reer Somaliland buu ku xidhayey Dunida kale waa Maslaxad doon Diintoodu waa maslaxadooda, hadday Maslaxadda Caalamkaba Somaliland si hufan usoo diyaar garayso hubaal Ictiraafku bannaankuu YAAL.


Kuwa aan shacbiga HARGEYSA dooran ee leh CABDIKARIIM A. Mooge ayaan la tartamaynaa iyagoo 3000 oo cod jiidanaya oo qoys ah waa SOLTEEKOOYIN WAA GARANWAA HADH MA YEELANDOONAAN, ABDIKARIIM HARGEYSOO DHAN BAA DOORATAY CASHUURTA MAGAALADUU GELIN DOONAA IYO BIRIIJYO IYO NADAAFADDA WAA IN XUKUUMADDA ARAGTI DHEER YEELATOO OO CABDIKARIIM MAGAALADA HARGEYSA U SUURTOGELIISA SHACABKAA SIIYEY OO DAAN WALBA LEH.


M BASHE

[email protected]

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...