Suldaan Samatar Oo Tacsi Tiiraanyo leh U Diray Qoyska Uu ka Baxay AHUN Xaaji Cabdi Waraabe.

0
Saturday May 11, 2019 - 08:50:29 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1156
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Suldaan Samatar Oo Tacsi Tiiraanyo leh U Diray Qoyska Uu ka Baxay AHUN Xaaji Cabdi Waraabe.

    Suldaan Ibraahin Jaamac Samatar ayaa tacsi tiiraanyo leh

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Suldaan Ibraahin Jaamac Samatar ayaa tacsi tiiraanyo leh
u diray qoyska iyo qaraabada iyo dhamaan shacabka somaliland geerida ku timid Allaha u naxariistee Xaaji Cabdikariin Xuseen Yuusuf "Cabdi Waraabeā€¯ oo maanta ku geeriyooday magaalada Hargaysa.



Suldaanka ayaa Alle uga baryay marxuumka inuu naxariistii jano ka waraabiyo, isagoo xusay taariikhda uu ku lahaa Somaliland, Marxuum Xaaji Cabdi Waraabe, waxuuna qoyska Marxuumka iyo dhamaan shacabka Somalilandna Samair iyo Iimaan ka siiyo Aaamiin


Sidoo kale Wariye Caafi iyo Dhamaan badda Barbaahinta Awdal ayaa tacsi u diray qoyska Marxuum Xaaji Cabdi Waraabe.
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...