Kulmiye Oo Raba Inuu Kala Daadiyo Mucaaridka Iyo Faysal Oo Ku Akaysana In Uu Helo Maayarka Hargaysa

0
Wednesday June 09, 2021 - 09:17:58 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 2573
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kulmiye Oo Raba Inuu Kala Daadiyo Mucaaridka Iyo Faysal Oo Ku Akaysana In Uu Helo Maayarka Hargaysa

    "Isbahaysiga Mucaaridka ayaa geestiisa kulamo joogto ah labadda galinba yeesha"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Isbahaysiga Mucaaridka ayaa geestiisa kulamo joogto ah labadda galinba yeesha"

Hargeysa (HWN)- Xisbiga Kulmiya ayaa caawa kulano hoose iskugu yeedhay kawaadirta Xisbiga oo uu Horeeyay Madaxweyne Biixi halkaasi oo ay ku diyaarinayaan qaabkii loo kala jabin lahaa isbahaysiga mucaaridka ee Waddani iyo Ucid




KULMIYE oo hore ugu hirgashay isbahaysiga Mucaaridka in ay ku qaybsadaan 16 sanno ka hor Xisbiga Ucid shirgudoonka Wakiiladda ayaa Hadda wadda in balanqaadayo waaweyn u samaynaaya xubnaha xildhibaanadda ee Xisbiyadda kale si shirgudoonka la saaro Wasiir Faratoon. Geesta kalena Mayirkii hore Caasimada Cabdiraxmaan Caydiid Soltelco ayaa xidhiidh hoose la samaynaaya xildhibaanadda Deeganka ee barriga Hargeysa iyo kuwa ay isku Deeganka yihiin iyadoo la filaayo ilaa bari ay is fahan la samaynaaya xildhibaanadaas sida ay u xaqiijiyeen warbaahinta ilwareedo lagu kalsoonyahay.


Isbahaysiga Mucaaridka ayaa geestiisa kulamo joogto ah labadda galinba ku yeesha Hotel Ambassador taaso ilaa Hadda khilaaf xoogan iyo is afgaran waa Dhanka maayirka Caasimadda iyo shirgudoonka Wakiiladda u dhaxeeyo.


Guddomiye faysal Cali waraabe ayaa ku adkaysanaya in maayirka Caasimadda la siiyo xisbigiisa madame uu Waddani u ogolyahay Guddomiyaha wakiiladda.

Loading...
Loading...