Ex. Madaxwayne Daahir Riyaale Oo Ka Hadlay Isbahaysiga Xisbiyada Mucaaradka Somaliland Samaysteen

0
Wednesday June 09, 2021 - 09:07:49 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 2035
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ex. Madaxwayne Daahir Riyaale Oo Ka Hadlay Isbahaysiga Xisbiyada Mucaaradka Somaliland Samaysteen

    "16 sano ayaa ka soo wareegtay sheekadu sheekadii berigii ayay u eegtahay"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"16 sano ayaa ka soo wareegtay sheekadu sheekadii berigii ayay u eegtahay"

Hargaysa (HWN) Madaxweynihii hore ee Somaliland Md. Daahir Riyaale Kaahin oo wax laga weydiiyey Isbahaysiga Xisbiyada Mucaaridka Somaliland ku dhawaaqeen ayaa ku jawaabay "Xisbiyadu wey is bahaysan karaan, 16 sano ayaa ka soo wareegtay sheekadu sheekadii berigii ayay u eegtahay, waan sugaynaa halkay biyo fadhiisato iyo siday uga midho dhaliyaan isbahaysigooda.”




Jawiga maanta waxa uu ku lamaaneeyey 16-sano ka hor markii xukuumadiisii ay mucaaridkii xiligaasi Kulmiye iyo Ucid isbahaysi u samaysteen, waxaanu su’aal galiyey sida ay uga jibo keenaan damacooda.


Xisbiyada mucaaradka Somaliland ayaa isbahaysi ku dhawaaqay markii ay doorashadii golayaasha deegaanka iyo Wakiiladaba ay heleen kuraas badan.

Loading...
Loading...