"33 Qof Ayaa Bishii May U Dhintay Covid-19"..Wasiirka Caafimaadka Somaliland

0
Tuesday June 08, 2021 - 12:51:23 in News by
  • Visits: 963
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "33 Qof Ayaa Bishii May U Dhintay Covid-19"..Wasiirka Caafimaadka Somaliland

    "33 Qof Ayaa Bishii May U Dhintay Covid-19"..Wasiirka Caafimaadka Somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"33 Qof Ayaa Bishii May U Dhintay Covid-19"..Wasiirka Caafimaadka Somaliland
Hargeysa(HWN):-Wasiirka wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaa ka warbixiyay xaaladaha caafimaad ee guud ahaanba dalka.

Wasiirka Caafimaadka Somaliland Cumar Cabdilaahi Aadan waxa uu si gaar ah u faah faahiyey  xaaladihii u danbeeyay ee kiisaska Covid-19 ee bishii May.


Waxaanu sheegay in tiradda dhinashadu tahay 33 qof, isla markaana ay jiraan dad laga baadhay oo laga helay, balse ka bogsaday xanuunka.


Wasiirka Caafimaadka Somaliland Oo Hortagaty Mudanayaasha Golaha Guurtida. | Solna

Loading...
Loading...