Siyaasi Maxamuud Xaashi Oo Fariin u Diray Musharixiinta Dhacay Oo Uu Xidhiidh Dadban Ka Dhaxaysiiyey Muuse Biixi

0
Tuesday June 08, 2021 - 12:31:19 in News by
  • Visits: 1603
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Siyaasi Maxamuud Xaashi Oo Fariin u Diray Musharixiinta Dhacay Oo Uu Xidhiidh Dadban Ka Dhaxaysiiyey Muuse Biixi

    Siyaasi Maxamuud Xaashi Oo Fariin u Diray Musharixiinta Dhacay Oo Uu Xidhiidh Dadban Ka Dhaxaysiiyey Muuse Biixi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Siyaasi Maxamuud Xaashi Oo Fariin u Diray Musharixiinta Dhacay Oo Uu Xidhiidh Dadban Ka Dhaxaysiiyey Muuse Biixi


Hargeysa(HWN):-Siyaasi Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa musharixiintii dhacay ee doorashooyinkii golaha wakiilada iyo goleyaasha deegaanada la masaalay Muuse Biixi oo xisbigiisa lagaga guulaystay aqlabiyada golaha wakiilada.



Siyaasi Maxamuud Xaashi ayaa qoraal uu kula hadlayey musharixiintii dhacay waxa uu soo raaciyey sawir gudbiyey fariin ku socotay Muuse Biixi oo musharixiinta guuldaraystay kala siman in xisbigiisa guuldaro culusi ka soo gaadho doorashadii golaha wakiilada.


Fariinta uu siyaasi Maxamuud Xaashi u diray musharixiintii dhacday iyo sawirka dhambaalka dadban u siday Muuse Biixi ayaa u dhignaa sidan:-

May be an image of 2 people and indoor

Ninkii Sakaarada budhka la seegay, wuxuu yidhi ta danbaba.


Murashaxiintii aan ku guulaysan tartankii doorashada Wakiilada iyo golayaasha Degaanka waxaan leeyahay saaxiibayaal waad yar simbiririxateen, balse kamaydaan siiban salaanka iyo saaxadda siyaasadda. Dhicista siyaasadda waxaa laga dheefaa, casharo dhaxal gal ah, iyo barashada qaabab tiro badan, oo aan loo dhicin dharaaro kale.


Sidaa darteed, ha niyad jabina, hankiina ha tirina. Rag waa kii kufa ee hadana kaca. Bi'i waa e badhida boodhka ka tunta, isla markaana hal ku dhigiinu ha noqdo, sidii ninkii Sakaaradabudhka la seegay, ee yidhi ta danbe!! Hada ta danbeba yaanay ku dhaafin!!


Loading...
Loading...