Sir. Maxamuud Cumar Yare Oo Tacsi Udiray Ehelkii Uu Ka Baxay Marxuum Xaaji Cabdikariin (Cabdi Waraabe).

0
Friday May 10, 2019 - 23:34:58 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1381
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sir. Maxamuud Cumar Yare Oo Tacsi Udiray Ehelkii Uu Ka Baxay Marxuum Xaaji Cabdikariin (Cabdi Waraabe).

    Innaa Lilaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Innaa Lilaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun.

Sir. Mohamud Omaryare ayaa tacsi udiray ehelkii iyo qaraabadii uu kabaxay marxuum xildhibaan Xaaji Cabdikariin Xuseen oo ku magac dheeraa Xaaji Cabdiwaraabe oo maanta ku geeriyooday magaalada Hargaysa.



Sir. Maxamuud ayaa qoraal uu usoo diray Hadhwanaagnews uu uqornaa sidan: - "Anigoo Ku Hadlaaya MagacaQoyska Ilma Cumar Cabdi (Ilma Cumaryare )Waxaan Tacsi U Dirayaa Ehelkii Iyo Qaraabadii Iyo Dhamaan Umada Soomaaliland Geerid Ku TimiHalyaygii Nabadaynta Geeska Africa Xaaji Cabdikariin Xuseen (Cabdi Waraabe ) Oo Ku Geeriyooday Magaalada Hargaysa Bishan Ramadaan Ee Barakaysan Ilaahay Janadii Ha Geeyo Samir Iyo Iimaana Haynaga Siiyo Aamiin Aamiin”


Sir Mohamud Omaryare

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...