Xisbiga Kulmiye Oo Sharci Daro Ku Tilmaamay Isbahaysiga Ay Samaysteen Mucaaridku

0
Monday June 07, 2021 - 16:51:49 in News by
  • Visits: 1800
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Xisbiga Kulmiye Oo Sharci Daro Ku Tilmaamay Isbahaysiga Ay Samaysteen Mucaaridku

    Xisbiga Kulmiye Oo Sharci Daro Ku Tilmaamay Isbahaysiga Ay Samaysteen Mucaaridku

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xisbiga Kulmiye Oo Sharci Daro Ku Tilmaamay Isbahaysiga Ay Samaysteen Mucaaridku

Af-hayeenka Xisbiga Kulmiye Cabdinaasir Muxumad Xasan Buuni, ayaa sheegay in Isbahaysiga Mucaaradku baalmarsan yahay habkii dimuqraadiga ahaa ee ay mudanayaasha la soo doortay guddoonkooda u dooran lahaayeen, waxaanu yidhi "Dimuqraadiyadda waxaa ka mid ah mudanaha bulshada Somaliland ay soo dooratay ayaa awooddiisii la qaaday oo xisbiyo intay hoteel fariisteen ku heshiiyeen, taa ayaa ah mid dimuqraadiyadda lagu curyaaminayo,"


Waxa uu Buuni intaasi ku daray "Waxa ay aheyd in sida xisbiga Kulmiye oo kale ay bannaanka ka joogaan arrintaas oo inta waqtiga qaanuunku jideeyay eegaan oo mudanayaasha loo daayo awooddooda sharci ee ah in marka golaha ay soo fadhiistaan ay cidda ay rabaan doortaan."

May be an image of 1 person

Loading...
Loading...