Zuhuur Xasan Abiib Oo Tacsi Udirtay Dawlada Jabuuti Geerida Ku Timid Marxuum Almis Maxamuud Xayd.
Zuhuur Hassan Abiib ayaa tacsi udirtay dawlada Jabuuti, gaar ahaana marwada Madaxwaynaha Jabuuti Khadra Maxamuud Xayd, sida ay ku sheegtay qoraal ay usoo dirtay shabakada Hadhwanaagnews, waxaanu qoraalkaasi udhignaa sidan:-
"Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Qaranka Jabuuti ,Gaar ahaan Marwada Madaxweynaha Khadra Maxamuud Xayd iyo dhamaan Famaliga reer xayd Geeridii Naxdinta lahayd ee ku timi marxuun Almis Maxamuud Xayd oo maanta ku geeriyooday Dalka France waxaan leeyahay alle samir iyo iiman saadiqa haynaga siiyo Janadii Fardowsana Alle ha Geeyo Dembigiisana Alle ha dhaafo"
Zuhuur Hassan Abiib.
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!