Tahir Hussein Oo Tacsi Udiray Ehelkii Iyo Qaraabadii Uu Ka Baxay Xaaji Cabdi Waraabe
INAALI LAAHI WA INAA ILAYHU RAAJACUUN.
Waxaan halkan Tacsi uga dirayaa Xaaji Cabdi kariim Xussen , Cabdi Waraabe .
Oo maanta Ku geeriyooday magaalada Hargeysa.
Waxaan ka tacsiyadeynayaa dhamaanba Eheladiisa iyo caruurtiisaba in
uu Alleh subaaxna wa tacaala e Samir iyo imaan alley ka siiyo , Amiin
Waxa kale oon ka tacsiyadeynayaa dhaamaanba dadweynaha iyo dalka uu ka baxey .
Runtii waxa uu ahaan Aabahii Nabada Somaliland .
Ilaahow u naxariisto anagana nooga dabaal naxariiso.
Amiin
Dire: Tahir hussein
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!
Loading...
Loading...