Warqad Furan Oo Hogo Tusaalayanaysa Afar Aqoon Yahan Oo Doorashadankala Hadlay

0
Tuesday June 01, 2021 - 10:51:46 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1195
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Warqad Furan Oo Hogo Tusaalayanaysa Afar Aqoon Yahan Oo Doorashadankala Hadlay

    Shacabka Laakiin Kala Hadli Kari Waayey Xukuumadda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shacabka Laakiin Kala Hadli Kari Waayey Xukuumadda.

Marka hore waan bogaadinayaa afartan AQOON YAHAY ee Xukuumadda baaqa u soo afartay, si wacan Bay ula hadleen Shacabka reer Somaliland laakiin baaqoodu wuu lug la'aa AMA laangadhe ayuu AHAA. Dunidan arin KASTAA laba dhinaca buu yeelan karaa ugu yaraan, arin dhinaca qudha lihi ma jiro, DOORASHADII NA WAXAY KA DHIGEEN ONE DIMENSIONAL.



Badi Xukuumadda Dunida soo koraya iyo kuwa seddexaadba marka Doorasho ka dhacayso dilku wuxuu ka yimmaddaa xagga CIIDAMADA LA SOO AMRAYHadday afartan AQOON YAHAY aanay guulwadaynay. Haddaan dhinaca Xukuumadda aan laga soo dirin SHACABKA KELMAD BAY ODHAN LAHAAYEEN, WAA AY YIDHAAHDEEN SI WACAN WEYNA KU MAHAD SAN YIHIIN LAAKIIN XUKUUMADDII ASKARTA AAN DHISNAYN EE XABBADDA NOOL LA YAACAYSAY WAXBA WAY ODHAN KARI WAAYEEN MARKAA ANIGU AFARTAA AQOON YAHAY WAXAAN U BIXIYEY ' GUULWADAYAAL ABAABULAN WAAYO CARRAB DALAB LEH BAY BAAQ UMMADDII UGA DHIGEEN.


MIDHKA AY RUN KA SHEEGEEN AAN U QUSHUUCAY waa IINAY WAXAY TAHAY KELMEDDA MANDAQADDA AY SOMALILAND KU TAAL IYO XAALKEEDA TAASOO AH IN SIYAALO BADAN AY SOMALILAND UGU HORUUMAR SANTAY DAWLADAA KU HAREERAYSAN BADANKOODA QAARNA AY MUSMAASAQA MADAXDA IYO DOORASHOOYINKAN KALA MID TAY. DJABUUTI XAALKEEDA IYO DOORASHO XUMAANTEEDA WEYNU OGNAHAY, ERITREA DOORASHO LAMA SOO QAADI KARO, UGAANDHA WIXII KA DHACAY WEYNU OGAYN, SOMALIA HA IGU SOO QAADIN, ETHIOPIA DOORASHO WAA LAGU MAQAL LAGUMASE ARAG. SOMALILAND HA ISKA ARAG XUMAATO OO HA ISKA TIRIN XUMMAATEE DOORASHOOYINKAN BADAN BAA KA DHACA.


HADABA BAAQA SAXA AH EE AAN XUKUUMADDA IYO SHACABKA U DIRAYNAA WAA U DAREERA DOORASHADAN XUKUUMADDA IYO ASKARTU WAA INAANAY HUB IYO XABADO NOOLNOOL LA IMAN Shirka OO ASKARTA SOMALILAND WELI WAALI IYO MIYIR QAB LAMA KALA SOO IN OO WEYNU WADA OGNAY OO WAY ISKU DHEX JIRAAN E YEY SHACABKA XABBAD HOOS UGU DHIGIN.


MADAXWEYNAHA A KA MASUULA HADDAY ASKARTIISU SHACABKA XABBAD NOOL LA DHACAN


AQOONYANADAN WAXAAN LEEYEY WAY IDIN SEEGTAY IN AA XUKUUMADDA IYO ASKARTA LA HADASHAAN MANAYDAAN GARAN WAAYIN EE WAA LA IDIIN SOO DIRAY INAA SIDAA KU BAAQDAAN. SOMALIDU WAXAY KU MAAHMAADDAA ISLAAN BAA TIDHI NINKA INTAA LEEGI INANTAYDA KAMUU DHALI WAAYIN WUU HAGRANAYAA. AQOON YAHANADAAN ARKAAYEY EE MACALIMIINTA JAAMACADAA AHI HADALKA IYO BAAQA I NTA KA MAQAN MAY GARAN WAAYINE WEY GUULWADAYNAYEEN.


M BASHE

[email protected]

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...