Waxbadan ka ogow faa,idada salaada laga helo:

0
Tuesday June 01, 2021 - 10:52:28 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 7097
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waxbadan ka ogow faa,idada salaada laga helo:

    Waxa dhaaman kaa suuliya wahsiga iyo caajiska Ku dul saaran maalin walba.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxa dhaaman kaa suuliya wahsiga iyo caajiska Ku dul saaran maalin walba.



Dadkle oo aad ubadan ayaa kula mida

Lkn waxan kaa filaya inad ushare garayso

Si uu khayrku ugaadho adigana sadaqo jaariya kuu

Noqoto xitaa markad dhimato kadib

1) salaadu waxay ruuxa tukada uso jiida inu helo

Arsaaqad waasaca oo xalaala ah

2) salaada oo la joogteyo tukashadeda waxa

Laga helaa Caafimaad TaaM aH

3) Sido kle salada waxay kaa celisa dhib walba

Oo kugu dhici lahaa Aduun iyo Akhiro labadaba

Marka laga reebo qadarta

4) waxay kaa tagsiisa cudurada raaga

Sida:

●Sonkorta/ Macaanka

●Dhiig_karka

● iyo wadno Xanuunka

5) Qalbiga ayaa ku xoogaysta salaada badan

Mana daciifayo Iimaankaga

6)Wejigaaga ayaa Ifaya Hadaad salada wakhtigeda

Tukatid, Adigoo ilaalinaya Arkaanteeda iyo Shurudeeda

7) Naftaadu waxay marwalba daremaysa farxad

Iyo rayn_rayn Joogta ah markad salada tukatid

 Waxa dhaaman kaa suuliya wahsiga iyo caajiska

Ku dul saaran maalin walba.

Zapaah MohamEt


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...