Dhiirigelin Muhiim ah.
Jahwareer/Dhibaato Markasta taagan,Qormada waa taadi hadii ay culays kugu hayaan Hadalada iyo waxyaabaha dadka kale ka Aaminsanyihiin:⭕➡️????:
Hadii aad cid kale noloshada ka soo dhex eegto ama aad iska aaminto fikir iyo aragtida qofkale kaa aaminsanyahay ama kaa haysto,waxad dulmi cad kula kacday xaq aad adigu lahayd,xaqii aad udhalatay ayaad naf ahaantadii dulmaysaa.
marka xalkeed wuxuu noqon in aad adigu unoolato,sidaad noloshada u aragto,waxad u bahaantahay in aad adigu adiga ahaato oo aadan wax ka soo qaadin waxa qofkale ku yiri ama ka aaminsanyahay,si aad uga jawaabto waxyaabaha Kala duwan ee nolosha ku xeeran iyo waxkasta oo ku soo wajaha.
Mowlid Hassen Jr.
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!