War Deg Deg Ah:-Maamulka Puntland Oo La Wareegay Kaadhadhkii Codbixinta Doorashooyinka Somaliland

0
Monday May 31, 2021 - 16:36:56 in News by
  • Visits: 7759
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:-Maamulka Puntland Oo La Wareegay Kaadhadhkii Codbixinta Doorashooyinka Somaliland

    War Deg Deg Ah:-Maamulka Puntland Oo La Wareegay Kaadhadhkii Codbixinta Doorashooyinka Somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah:-Maamulka Puntland Oo La Wareegay Kaadhadhkii Codbixinta Doorashooyinka Somaliland

Hargeysa(HWN):-Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa shaaciyey inay la wareegeen kaadhadh lagaga codaynayey doorashooyinka somaliland.


ciidamada Puntland ayaa soo bandhigay kaadhadhka codbixinta ee doorashooyinka somaliland oo ay kala wareegeen deegaano ka tirsan somaliland oo lagaga codayn lahaa.

telefishanka maamulka Puntland ayaa war uu baahiyey ku sheegay in ciidamadu ay kaadhadhkan ka soo qabteen deegaano si dhuumasho ah lagu soo galiyey oo la doonayey in la soo gaadhsiiyo sanaaduuqda codaynta.

warka telefishanka ayaa lagu yidhi "
Ciidamada difaaca Puntland ee gobolka Cayn ayaa hawl-gallo ay sameeyeen waxay kusoo qab-qabteen kaararka codbixiyayaasha Somaaliland iyo gawaari siday, kuwaa oo si dhuumaalaysi ah lagusoo galiyay deegaanno hoos yimaadda gobolka.

 
 
Loading...
Loading...