Xukuumada Deegaanka Soomaalida Itoobiya Oo Beeralayda Gaadhsiisay Qalabka Beeraha Lagu Qodo Iyo Tirada Qorshaysan

0
Tuesday May 25, 2021 - 15:41:26 in News by
  • Visits: 2051
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xukuumada Deegaanka Soomaalida Itoobiya Oo Beeralayda Gaadhsiisay Qalabka Beeraha Lagu Qodo Iyo Tirada Qorshaysan

    Xukuumada Deegaanka Soomaalida Itoobiya Oo Beeralayda Gaadhsiisay Qalabka Beeraha Lagu Qodo Iyo Tirada Qorshaysan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xukuumada Deegaanka Soomaalida Itoobiya Oo Beeralayda Gaadhsiisay Qalabka Beeraha Lagu Qodo Iyo Tirada Qorshaysan
Xukuumadda Deegaanka Soomaalida ayaa Beeralayda Deegaanka u qaybinaysa Cagafyo ay ku qotaan Beeraha.

100 kii Cagaf ee ugu horreeyay ayaa maanta Beeralayda lagu wareejiyay, waxana qorshuhu yahay in 1000 Cagaf-cagaf lagu wareejiyo Beerlayda.


"Waxaa maanta na soo gaadhay 100 kamid ah cagafyo 1,000 ah oo qorshuhu yahay in la soo iibiyo, looguna talaagay in dayn ahaan loogu qaybiyo beeraleeyda si kor loogu qaado wax soo saarka beeraha oo laf dhabar u ah damaanada cuntadaā€¯ madaxweyne Mustafe Cagjar.
May be an image of 1 person and outdoors
May be an image of outdoors
May be an image of outdoors

Loading...
Loading...