"Anigu Kaftanka Reeraha Waxaan U Daynayaa Faysal Iyo Muuse"...Gudoomiye Cirro

0
Tuesday May 25, 2021 - 12:09:30 in News by
  • Visits: 1440
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Anigu Kaftanka Reeraha Waxaan U Daynayaa Faysal Iyo Muuse"...Gudoomiye Cirro

    "Anigu Kaftanka Reeraha Waxaan U Daynayaa Faysal Iyo Muuse"...Gudoomiye Cirro

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Anigu Kaftanka Reeraha Waxaan U Daynayaa Faysal Iyo Muuse"...Gudoomiye Cirro

Hargeysa(HWN):-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi(Cirro) ayaa sheegay in kaftanka reeraha ee dhexmaray Muuse Biixi iyo Faysal Cali Waraabe aanu isagu dhexgalayn.


gudoomiye Cirro oo ka hadlayey fagaaraha beerta xoriyada ee magaalada Hargeysa ayaa shacabka caasimada ugu baaqay inay doortaan xisbiga Waddani isla markaana aanay mar kale codka siin kulmiyihii fartooda eedsiiyey.

gudoomiye Cirro oo ka hadlay kaftankii Faysal Iyo Muuse Biixi ayaa waxa uu yidhi " Anigu Kaftanka reeraha waxaan u daynayaa Muuse iyo Faysal,” Guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro

gudoomiye Cirro oo hadalkiisa sii wata ayaa intaas raaciyey "Kulmiye markii aad doorateen wuxuu yidhi ‘fartiina ayaa eedi doontaan, mar dambe miyaad doonaysan in aad fartiina eeddaan, waxaan idin leeyahay WADDANI Doorta,” Guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro
May be an image of one or more people, people standing and indoor

Loading...
Loading...