Qayb Ka Mid Ah Goobjoogayaasha Caalamiga Ah Ee Doorashooyinka Somaliland Kormeeraya oo Soo Gaadhay Hargeysa

0
Tuesday May 25, 2021 - 12:07:14 in News by
  • Visits: 1941
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Qayb Ka Mid Ah Goobjoogayaasha Caalamiga Ah Ee Doorashooyinka Somaliland Kormeeraya oo Soo Gaadhay Hargeysa

    Qayb Ka Mid Ah Goobjoogayaasha Caalamiga Ah Ee Doorashooyinka Somaliland Kormeeraya oo Soo Gaadhay Hargeysa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qayb Ka Mid Ah Goobjoogayaasha Caalamiga Ah Ee Doorashooyinka Somaliland Kormeeraya oo Soo Gaadhay Hargeysa

Goobjoogayaasha caalamiga ah ee doorashada Somaliland oo maanta ay qaabbileen guddiga doorashada.


Goobjoogayaashan oo ka kooban 12 xubnood, ayaa ah kooxdii goobjoogayaasha ka ahayd doorashadii 2017kii.

Waxaa madax u ah Michael Walls oo dalka Ingiriiska kasoo jeeda, isagoo doorashadii 2017kii u jawaabey Beel ka mid ah beelaha Somaliland oo uu la xidhiidhiyay xisbiga Waddani.
May be an image of 4 people, people standing and text that says 'REPUBLIC OF SOMALILAND NATIONAL ELECTORAL COMMISSION NATIONAL ELECTORAL COMMISSION NKA DOORASHOOYINKA QARANKA NATIONAL KOMISHON JAMHUURIYADDA SOMALILAND GUDDIDA DOORASHOOYINKA QARANKA ELECTORAL COMM COMMISSION QARANK. NOTIN KOM ORAL COMMISSION ORRONTL'

Loading...
Loading...