Mucaarid Majiro Waa NGO Lagu Shaqeysto Qore mukhtar cilmi

0
Tuesday May 25, 2021 - 09:37:13 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1635
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Mucaarid Majiro Waa NGO Lagu Shaqeysto Qore mukhtar cilmi

    Qore mukhtar cilmi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qore mukhtar cilmi
Asalaamu Calaykum Waraxmatulaahi Wabarakaato.

Iyadoo ay soo dhawaatay qabashada doorashooyinka wakiilada iyo deegaanka ayan arkaye hab u socodka xisbiyada mucaarid isku sheega ah ee aan waxba diidi karin,sababtaa maa idin sheega!?.



Waati cirro iyo faysal lagu hanjabay in xisbiyo laydinku furayo doorashadan ka hor hadii aad aqbali weedaan ku shubashada aanu ku shubanayno doorashadan soo socota waa runtii layska arko kadib at soo baxeen gabiley oo foljari balaadhan la jiro tirada iska diwaangalisay iyo berbera oo 83 Kun ah oo waligeed 50 kun dhaafin la yidhi waa diiwaangalin!...


Haduu maanta cirro iyo faysal ba Natiijadan fooljariga ku galaan doorashadda ogsoonaada in ay labadooda hoos ugu jiraan muuse biixi iyo kulmiye ba oo sii xukumo dalka iyagoona ay ku macaashaan wuxuu kulmiye u soo tuuro!...


Waxaana use jeedinaya taageeraasha waddani iyo ucid ay gabi ahaanba ay karaan kaalintoodii dhaqaale waayo ragan maaha dad han leh waa laba nin ku shaqeysanaya jeebka dadka, kay layfaana ay dibada usoo tuuraan,ilayen indhihiina ku aragtayen inta nin ee wax arkay iska casilay sheegayna kulmiye in u labadan haysto!,,mana ahaa axsaab jira.


Labadan xisbi waxay u baahan yihiin gurmad iyo badbaado,Iska wada casilay oo u haweya xarumahooda, yaa lagu isticmaalin meeshu waa NGO ,caqligaagu ha sheeqeyo..


Qore mukhtar cilmi

[email protected]
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...