Shaqaalaha Dawlada Oo Looga Digay Inay Ku Milmaan Ololaha Xisbiyada Siyaasada

0
Monday May 24, 2021 - 14:48:14 in News by
  • Visits: 985
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shaqaalaha Dawlada Oo Looga Digay Inay Ku Milmaan Ololaha Xisbiyada Siyaasada

    Shaqaalaha Dawlada Oo Looga Digay Inay Ku Milmaan Ololaha Xisbiyada Siyaasada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shaqaalaha Dawlada Oo Looga Digay Inay Ku Milmaan Ololaha Xisbiyada Siyaasada


Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha dawladda Somaliland ayaa si adag ugu digay shaqaalaha dawladda, islamarkaana u sheegay in ay faraha ka laabtaan ololaha beri ka bilaamaya Somaliland ee doorashada Wakiillada iyo Deegaannada.

Waxa uu masuuliyiinta xukumadda ku booriyay in ay si dhaw ula socdaan shaqaalaha dawladda ee ku milma arrimaha siyaasadda iyo ololaha.

” Waxaan uga digayna shaqaalaha dawlada darajo kasto ay leeyihiin inay ku milmaan , kana dhex ololeeyaan , calamaanta xisbiyada qaataan xisbi kasta ha ahaadee , doorashada ololeedu bilaabmayo 23 bisha oo ah maalinta beri ah , Wasiirada , gudoomiye yaasha gobolada , isuduwayaasha hay’adda shaqaalaha dawlada waxaan usheegayaa inay il gaara ku hayaan inta ololuhu socdo in shaqaale dawladeed ka qeyb galaan ololahaasi”. ayuu yidhi Farxaan Aadan Haybe




Loading...
Loading...