Muuse Biixi Oo Aflagaadeeyey Abtiyaashii Iyo Nuxurka Hadal Uu Faysal Cali Waraabe Ugu Jawaabay

0
Monday May 24, 2021 - 13:57:10 in News by
  • Visits: 3040
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muuse Biixi Oo Aflagaadeeyey Abtiyaashii Iyo Nuxurka Hadal Uu Faysal Cali Waraabe Ugu Jawaabay

    Muuse Biixi Oo Aflagaadeeyey Abtiyaashii Iyo Nuxurka Hadal Uu Faysal Cali Waraabe Ugu Jawaabay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muuse Biixi Oo Aflagaadeeyey Abtiyaashii Iyo Nuxurka Hadal Uu Faysal Cali Waraabe Ugu Jawaabay

Hargeysa(HWN):-Muuse Biixi ayaa ka jawaabay hadal ka soo yeedhay gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe.


Muuse Biixi oo ka hadlayey fagaaraha beerta xoriyada ee magaalada Hargeysa ayaa ka jawaabay dhawaaq uu Faysal Cali Waraabe ku sheegay inuu dalka xukumo madaxweyne badaw ah.

Muuse Biixi oo ka hal celinayey dhawaaqa gudoomiye Faysal ayaana aflagaado kula kacay beesha abtiyaashii ah waxaanu yidhi "Faysal Cali Waraabe shalay waxa u yidhi Dalka waxa hogaamiya Madaxweyne badawa ah, waa run badaw ayaan ahayn , Balse waxan leehay badaw-nimadda Abtiyaashay ayaan ka raacay".

 
May be an image of one or more people and people standing

Loading...
Loading...