Boqolaal Taageerayaasha Xisbiga Kulmiye Ah Oo Maanta Iskugu Soo Baxay Fagaaraha Beerta Xoriyada Hargeysa

0
Monday May 24, 2021 - 11:09:11 in News by
  • Visits: 1985
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Boqolaal Taageerayaasha Xisbiga Kulmiye Ah Oo Maanta Iskugu Soo Baxay Fagaaraha Beerta Xoriyada Hargeysa

    Boqolaal Taageerayaasha Xisbiga Kulmiye Ah Oo Maanta Iskugu Soo Baxay Fagaaraha Beerta Xoriyada Hargeysa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Boqolaal Taageerayaasha Xisbiga Kulmiye Ah Oo Maanta Iskugu Soo Baxay Fagaaraha Beerta Xoriyada Hargeysa
Boqolaal Taageerayaasha Xisbiga Kulmiye ayaa isugu soo baxay Faagaaraha Beerta Xoriyadda ee Magaalada Hargeysa, halkaas oo ay madax uu u horreeyo Madaxweynaha Somaliland ahna Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi kala qayb galeen isu soo baxa.

Xisbiga Kulmiye oo maanta isagu u lahaa isu soo baxa, ayaa waxa boqolaal Taageerayaal ah oo ay horkacayaan Murrashaxiinta xisbigaas ee Golaha Wakiillada iyo Deegaanka Degmada Hargeysa iyo Maroodi jeex oo ka kala yimid degmooyinka Hargeysa.
May be an image of 5 people and outdoors

May be an image of 3 people and outdoors
May be an image of 3 people and outdoors
May be an image of 4 people
May be an image of 1 person and outdoors
May be an image of one or more people, crowd and outdoors
May be an image of 4 people, people standing and outdoors
May be an image of 3 people, people standing, crowd and outdoors
May be an image of 7 people, people standing and road

Loading...
Loading...