Wasaarada Waxbarashada Oo Gaadhi Ugu Deeqday Gobolka Hawd Iyo Waxgaradka Gobolkaas Oo Ka Hadlay

0
Friday May 10, 2019 - 01:26:35 in News by
  • Visits: 2085
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasaarada Waxbarashada Oo Gaadhi Ugu Deeqday Gobolka Hawd Iyo Waxgaradka Gobolkaas Oo Ka Hadlay

    Wasaarada Waxbarashada Oo Gaadhi Ugu Deeqday Gobolka Hawd Iyo Waxgaradka Gobolkaas Oo Ka Hadlay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasaarada Waxbarashada Oo Gaadhi Ugu Deeqday Gobolka Hawd Iyo Waxgaradka Gobolkaas Oo Ka Hadlay


Balligubadle(HWN):-Odayaasha iyo waxgaradka gobolka Hawd ayaa si weyn uga mahadceliyay Wasiirka iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska oo Gaadhi uu ku wareejiyay guddoonka Waxbarashada gobolka Hawd.


Odayaasha oo ka hadlayay munaasibad mahadcelin ah oo galabta ka qabsoontay xarunta gobolka Hawd ee Balligubadle ayaa waxa ay sheegeen in gaadhigani wax weyn ka tari doono baahiyaha waxbarashada ee gobolka Hawd.

Halkan Hoose Ka Daawo Warkaas Oo Muuqaal Ah



Loading...
Loading...