Taxanaha xaqaa'iqda Qaybtii Afraad
1_ma ogtahay inkabadan kalabar bini aadamku ma yaqaanaan dabaasha.
2_ma ogtahay celcelis ahaan dhiigu uu ka kooban yahay 7% culeyska qofka
.
3_ ma ogtahay saxaraha atacama ee chile ku yaala yahay mid ugu qalalan aduunka weligiina roob anuu ku idin
4_ ma ogtahay in Midabka buluuga ah uu kaa dhigayaa mid nafisan ,marka kaliya markaad fiiriso cirka ama badda ama wax walboo buluug ah in mudo ah waxay badali kartaa maskaxdaada si ka fiican sidii hore.
5_ ma ogtahay Tan iyo 2007 ilaa iyo maanta, booliska Norweu inay rideen hal xabad kaliya halmar sanadkii 2011, taasina waxay cadaynaysaheerka danbi yaraanta
6_ ma ogtahay in Magaca seddexaad ee loogu isticmaalka badan yahay aduunka waa Zhang, magaca labaadna ee la isticmaalo waa Mark.Magaca koowaad ee la isticmaalo waa Muxammad
7_ma ogtahay in kalmada avocado la macno tahay xiniinyo ????somalidu xiniinyo ayay cabaan cajab
8 -ma ogtahay Pizza lagu sameeyo dalka Talyaaniga oo la yiraahdo Louis XIII Pizza, waana pizza ugu qaalisan adduunka, qiimaheeda waa 12,000 oo doolar
9_ ma ogtahay tijaabada inay gabadhu uur leedahay la sameyn jirey ilaa 1350 ciise BC
dumarka kaadido aya lagu warabin jirey iniinyo qadami iyo shaciir ,haduu qadamigu biqlo waxa dhalanaya gabadh hadi shaciirkuna biqlo wiil ,haduu midna biqlo waayo uur malaho,sanadi 1963 aya la sheegay tijaabadan 70% saxsantahay.
10_ma ogtahay in cadayashada ilkaha markiiba cuntada ka dib caafimaad ma ahan, waxaa fiican inaad cadayato 20 daqiiqo cuntada kadib
ā—¸akhriste adi ahaan qodobkee kusoo jiitay,?
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!