Bulshada Ku Dhaqan Degmada Duruqsi Oo Baaq U Diray M. Muuse Biixi Iyo Xukuumadiisa

0
Saturday May 22, 2021 - 11:27:25 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1909
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Bulshada Ku Dhaqan Degmada Duruqsi Oo Baaq U Diray M. Muuse Biixi Iyo Xukuumadiisa

    W/Q: Sayid Cali Boqore

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Sayid Cali Boqore

Dagmada duruqsi oo ka tirsan dagmooyinka waayayn ee gobolka togdheer Kuna taala xadka Ethiopia iyo somaliland ayaa mudooyinkan dambe ka aradan kaabayaasha dhaqaale ee dawlada dhexe iyo dawlada hoose ee burcoay siinjireen dagmada duruqsi, iyada oo dagmooyin dhigeeda ah ee ka tirsan gobolka togdheer ay helaan misaaniyadahooda gaar ah ee heer gobal heer degmo.



sida ay noo xaqiijiyeen qaar kamida bulshada ku dhaqan degmada duruqsi dadkaasi oo amaan kula duldhacay xukuumadihii ka horeeyey tan hada talada haysa iyaga oo dadka qaarkood cabashadoodu ka muuqatey in xukuumadan talada haysaan gabi ahaanba aaney soo gaadhsiin adeegyadii asaasiga ahaa ee ay u baahneyd degmadu.


Inkasta oo ay jirtay xaalad abaareed oo baahsanguud ahaanba dalka oo dhan saameysay balse lagu kala duwanaa oo aaney wax taageero ah ka helin dawlada iyo haayado toona dadkani oo baahi wayn uqaba inay helaan xaqii ay ku lahayeen misaaniyada qaranka ee somaliland ayna la mid noqdaan dagmooyinka kale ee dalka


Hadaba mar aan isku daynay in aan wax ka waydiino qaar ka mida masuuliyiinta dagmada duruqsi ayaaney noo suurta galin in aanu helno masuuliyiintaasi

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...