"Isubogidu Waxay Leedahay Dhawac Iyo Dhiig-Baxa Ugu Danbeyn Sababa Dhimasho?!

0
Thursday May 20, 2021 - 10:32:34 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1279
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Isubogidu Waxay Leedahay Dhawac Iyo Dhiig-Baxa Ugu Danbeyn Sababa Dhimasho?!

    W/Q: Abokor Mohmud

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Abokor Mohmud

Haddii aynu nahay JSL iyo ummadeed yaanay ismacaashin farro-badan iyo wanaag sheegid badan afka ah inala talax-tegin xaqiiqdu waxay tahay wax badan oo khaladan ayaan la nool nahay si toos ah iyo si dadban ba oo gef iyo gunnimo ku ah Heykalka dawladnimada iyo ka Ummadnimo ba. Waxanna kow ka ah inaynaan dal ahaan isku filayan marka ay noqoto Nolash aas assiga, wax kasto nolosha aas aasig suuro-gal ka dhigi karra qaybyo weyn iyo baahi baaxad leh kagga sugan nahay .Ta u bahan su,aal iska weydiinta iyo dhab ugga xogo-gaal noqashadu waa tan inoo gaar ah. Waxba yeynaan deriska iyo ummadahood iyo dhibaatooyinkood kor ka tilmaamin innago teenna indhaha ka la lineyna.



Isu bogidu waxay leedahay dhawac iyo dhiig-baxa ugu danbeyn sababa dhimasho , sidda awgeed JSL iyo ummadeed ahaan waxa innala guboon mucaarad iyo muxaafidaba qolqol-joog iyo qurbe-joogba in aan ka run sheegno kanna daacad noqon xalada dhabta ah ee dal ahaan aan ku suganahaya . Haddii kale waa dhadhamin doona dhawaca iyo dhiig-baxa isu-bogidu leedahay wakhti ay noqotoba !

Abokor Mohmud
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...