Maydad Iyo Dhaawacyo La Keenay Cisbitaalka Hargaysa

0
Sunday May 16, 2021 - 09:22:09 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 3487
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maydad Iyo Dhaawacyo La Keenay Cisbitaalka Hargaysa

    "Sidaasi waxaa warbaahinta u xaqiijiyay mid ka mid ah saraakiisha caafimaadka."

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Sidaasi waxaa warbaahinta u xaqiijiyay mid ka mid ah saraakiisha caafimaadka."

Hargeysa (HWN) Laba qof ayaa ku dhintay saddex kalena waa ay ku dhaawacmeen, kadib shil gaadhi oo ka dhacay shalay degaanka Abaarso ee dhanka galbeed ee magaalada Hargeysa.


Maydadka iyo dhaawaca ayaa la keenay cisbitaalka guud ee magaaladda Hargaysa.




Dhinaca kale Cisbitalka ayaa sidoo kale la ‘ keenay maydka nin ku dhacay ceel ku yaal deegaanka Isha Gobka ee koonfurta magaalada Hargaysa.


Sidaasi waxaa warbaahinta u xaqiijiyay mid ka mid ah saraakiisha caafimaadka.


Shilalka gaadiidka ayaa ku badan Guud ahaanba Somaliland kuwaasi oo ay sababaan waddo xumo iyo xirfada wadayaasha gaadiidka oo qaar kood ay liidato.


Hadhwanaagnews

Hargaysa/Office

Loading...
Loading...