Waraaqihii Codbixinta Doorashooyinka Somaliland Oo Maanta Soo Gaadhay Hargeysa+Sawiro

0
Friday May 14, 2021 - 20:26:30 in News by
  • Visits: 2469
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Waraaqihii Codbixinta Doorashooyinka Somaliland Oo Maanta Soo Gaadhay Hargeysa+Sawiro

    Waraaqihii Codbixinta Doorashooyinka Somaliland Oo Maanta Soo Gaadhay Hargeysa+Sawiro

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waraaqihii Codbixinta Doorashooyinka Somaliland Oo Maanta Soo Gaadhay Hargeysa+Sawiro
Hargeysa(HWN):-Waraaqihii codbixinta doorashooyinka deegaanada iyo golaha wakiilada somaliland ayaa maanta soo gaadhay magaalada Hargeysa.

Diyaaraddii siday Waraaqahan, ayaa ka soo degtay Madaarka Hargeysa, iyada oo ay markii Agabkan soo degayna Goobjoog ka ahaa Saddexda Xisbi Qaran, UCID, WADDANI iyo KULMIYE Mas'uuliyiintooda iyo Xubnaha Komishanka Doorashooyinka Qaranka.


 
May be an image of outdoors
May be an image of 1 person and outdoors
No photo description available.
May be an image of 1 person, standing and body of water
May be an image of standing and outdoors
May be an image of standing and outdoors

Loading...
Loading...