Walaal Afuri Walaalkaaga Baahan Oo Ka Farxi Barnaamijka Bulshadda Baahan Lagu Afurinayo.

0
Thursday May 09, 2019 - 15:08:36 in Articles by
  • Visits: 1360
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Walaal Afuri Walaalkaaga Baahan Oo Ka Farxi Barnaamijka Bulshadda Baahan Lagu Afurinayo.

    Walaal Afuri Walaalkaaga Baahan Oo Ka Farxi Barnaamijka Bulshadda Baahan Lagu Afurinayo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Walaal Afuri Walaalkaaga Baahan Oo Ka Farxi Barnaamijka Bulshadda Baahan Lagu Afurinayo.


Waxa aynu gudaha kaga jirnaa bishii barakaysnayd ee ramadaan oo bulshadda muslimiinta ah looga baahan yahay in ay isku naxariista oo ka faa’idaystaan sadaqadda bisha ramadaan oo ka ajar badan sadaqada aad bixiso bisha aan ramadaan ahayn.



Walaal waxa aynu caawinaynaa dadkeena jilicsan ee ku dhaqan hargaysa iyo dadka keena ku jira xeryaha barakacaayasha ee duleedka hargaysa qofkasta oo muslim ahi waa inuu dadkii bishara ramadaan u jiidh naxaa oo uu la soo wadagaa afurka waxa ay siistaan.


Ilaahay qofkasta oo ka qayb qaata ajar iyo xasaanad ayuu ka siinayaa oo waxa uu ka farxiyay walaalkii oo muslim ah oo waliba baahna iyadda oo waliba lagu jiro bishii ramadaan fadlan ka soo qayb qaata oo wixii aad dadkiina ku caawi kartaan kaga soo qay qaatay Akoonadda iyo talefanadda halkan hoos ku qoran waa caawimo jaariya oo aynu bulshadeena ku caawinayno keena baahna aynu taakulo ku gaadhsiinayo.


Alle walaal hakaa farxiyee ka farxi walaalkaaga muslimka ah ee aan awoodin afurka inuu iska bixiyo.


Dahabshiil Accoun 56448


Darasalaam Accoun 70011142


ZAAD Telesom 252 063 4098489


Zaad Edahab 252 065 4098489

 



AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...