Muuse Biixi Oo Booqday Abwaan Maxamed Ibraahin Warsame(Hadraawi)+Sawiro

0
Thursday May 13, 2021 - 19:42:50 in News by
  • Visits: 3105
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muuse Biixi Oo Booqday Abwaan Maxamed Ibraahin Warsame(Hadraawi)+Sawiro

    Muuse Biixi Oo Booqday Abwaan Maxamed Ibraahin Warsame(Hadraawi)+Sawiro

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muuse Biixi Oo Booqday Abwaan Maxamed Ibraahin Warsame(Hadraawi)+Sawiro

Hargeysa(HWN):-Hogaamiyaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta guriga uu ka deggen yahay caasimadda Somaliland ee Hargeysa ku booqday Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi) oo kamid ah abwaannada ugu caansan guud ahaanba geyiga ay ku dhaqan tahay bulshada Afka Soomaaliga ku hadashaa.


Sidoo kale, waxa uu madaxweynuhu booqday huteellada Ambassador iyo Casood, waxana uu shaah iyo salaan la wadaagay shacab tiro badan oo farxadda ciidda halkaas ku qaadanayey, kuwaas oo ku farxay inuu madaxweynahoodu halkaas ugu tegay.
May be an image of 6 people, people standing and outdoors
May be an image of 4 people, people sitting and indoor
May be an image of 3 people and people standing
May be an image of 1 person, standing and indoor
May be an image of 6 people and people standing
May be an image of 5 people, people standing and outdoors


Loading...
Loading...