Shirkada Heema Books Maxay Ka Tidhi Go'aanka Dawladu Kagala Noqotay Daabacadii Buugaagta Manhajka Waxbarashada?

0
Wednesday May 12, 2021 - 09:46:20 in News by
  • Visits: 1327
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shirkada Heema Books Maxay Ka Tidhi Go'aanka Dawladu Kagala Noqotay Daabacadii Buugaagta Manhajka Waxbarashada?

    Shirkada Heema Books Maxay Ka Tidhi Go'aanka Dawladu Kagala Noqotay Daabacadii Buugaagta Manhajka Waxbarashada?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shirkada Heema Books Maxay Ka Tidhi Go'aanka Dawladu Kagala Noqotay Daabacadii Buugaagta Manhajka Waxbarashada?

Hargeysa(HWN):-Shirkadda HEMO Books, ayaa sheegtay in ay aad ula yaabtay in ay warbaahinta ka arkaan in Wasaaradda Waxbarashadda oo sheegaysa in Hemo lagu wareejiyey hawshii Daabacaadda Manhajka qaranka ee ay hore heshiiska ugula gashay Xukuumaddu hore ee Siillaanyo.


Cabdiraxmaan Nuux Cigaal oo ka mid ah Masuuliyiinta Shirkadda HEMO Books, ayaa sheegay in wax laga weydiin, la tashina aan lagala samaynin go'aanka Wasaaradda Waxbarashada, isaga oo wax laga xumaado ku tilmaamay go'aankaasi oo uu sheegay inuu ka hor imanayo heshiiskoodii hore oo uu sheegay inuu ahaa mid dariiq sharci ah loo maray.

"Haddii aanu moodayno in inta uu Wasiir Iska soo tooso oo uu warbaahinta soo istaago Inuu odhanayo Madbacadda Qaranka ayaa ku wareejinay shaqadii aanu bulshada u haynay, maal gashiga intaas leeg maanu samayneen ee waddamo kale oo sharcigoodu adag yahay ayaanu maal gashan lahayn" ayuu yidhi Cabdiraxmaan Nuux Cigaal
May be an image of text that says 'HEMA BOOKS'

Loading...
Loading...