Wasiirka Waxbarashada Oo Laalay Heshiiskii Dawladu Kula Jirtay Shirkada Heema Books, Mid Cusubna La Galay Madbacada Qaranka

0
Wednesday May 12, 2021 - 09:37:55 in News by
  • Visits: 953
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Waxbarashada Oo Laalay Heshiiskii Dawladu Kula Jirtay Shirkada Heema Books, Mid Cusubna La Galay Madbacada Qaranka

    Wasiirka Waxbarashada Oo Laalay Heshiiskii Dawladu Kula Jirtay Shirkada Heema Books, Mid Cusubna La Galay Madbacada Qaranka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Waxbarashada Oo Laalay Heshiiskii Dawladu Kula Jirtay Shirkada Heema Books, Mid Cusubna La Galay Madbacada Qaranka

Hargeysa(HWN):-Wasiirka waxbarashada somaliland Axmed Toorno ayaa laalay heshiiskii ay dawladu la gashay shirkada Heema Books kaas oo ay ku daabacaysay manhajka waxbarasho ee dugsiyada dawlada.


wasiir Axmed Toorno ayaa daabacaada buugaagta manhajka waxbarashada ku wareejiyey madbacada qaranka oo uu sheegay in looga fadhiyo inay soo saarto buugaag ku filan guud ahaan ardayda somaliland.

Heshiiskan oo lagu qabtay xarunta Wasaaradda Waxbarashada ayaa waxa si rasmi ah u kala Saxeexday Wasiirka wasaaradda Waxbarashada iyo Maareeyaha Madbacadda qaranka JSL.

Wasiir Axmed Toorno oo ka hadlaya tirada ardayda laga doonayo in madbacada qaranku u soo saarto buugaag ayaa waxa uu yidhi "
Afar boqol oo kun oo Carruur ah ayaa laga doonayaa Madbacadda Qaran in ay buugtooda Daabacaddo oo aan la waayey saddexda bisha July" Wasiir Toorno."

May be an image of 4 people and people standing



Loading...
Loading...