Komishanka Doorashooyinka Oo Shaaciyay Liiska Rasmiga Ah Ee Tirada Guud Ee Codbixiyayaasha Somaliland

0
Wednesday May 12, 2021 - 09:33:53 in News by
  • Visits: 3762
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Komishanka Doorashooyinka Oo Shaaciyay Liiska Rasmiga Ah Ee Tirada Guud Ee Codbixiyayaasha Somaliland

    Komishanka Doorashooyinka Oo Shaaciyay Liiska Rasmiga Ah Ee Tirada Guud Ee Codbixiyayaasha Somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Komishanka Doorashooyinka Oo Shaaciyay Liiska Rasmiga Ah Ee Tirada Guud Ee Codbixiyayaasha Somaliland
Hargeysa(HWN:-Guddida doorashooyinka somaliland ayaa ku dhawaaqay liiska rasmiga ah ee codbixiyeyaasha u diwaangashan inay codeeyaan doorashooyinka wakiiada iyo goleyaasha deegaanada.


Tirada dadka isu diiwaan galiyey in ay Codeeyaan, Tirada Degmo iska diiwaan gelisay iyo wadarta Guud ee dadka Gobollada dalka.

Tirada isku diwaan galisay in ay codkeeda ka dhiibatao doorashada wakiiladda iyo Deeganka ee 31 May 2021. Waxa ay dhantahay.

1,065,847 Codbixiye, 2,709 Goobod, 855 Musharax, 22 Degmo, 6 Gobol = Somaliland.

1. Gobolka Awdal: 145,919

2. Gobolka Maroodijeex: 400,379

3. Gobolka Saaxil: 98,503

4. Gobolka Togdheer 205,591

5. Gobolka Sool: 103,832

6. Gobolka Sanaag: 111,623

DALKA 1,065,847
No photo description available.

Loading...
Loading...