"Xadhigaygu Waxa Uu Mid Siyaasadaysan Oo Kulmiye Ka Danbeeyey"...Musharax Qaasim Saleebaan

0
Tuesday May 11, 2021 - 18:01:25 in News by
  • Visits: 1048
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Xadhigaygu Waxa Uu Mid Siyaasadaysan Oo Kulmiye Ka Danbeeyey"...Musharax Qaasim Saleebaan

    "Xadhigaygu Waxa Uu Mid Siyaasadaysan Oo Kulmiye Ka Danbeeyey"...Musharax Qaasim Saleebaan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Xadhigaygu Waxa Uu Mid Siyaasadaysan Oo Kulmiye Ka Danbeeyey"...Musharax Qaasim Saleebaan

Hargeysa(HWN):-Musharrax Qaasim Aadan Saleebaan oo Xisbiga WADDANI uga sharraxan Golaha Wakiillada gobolka Sool ahna Afhayeenka Xisbiga ee Qaaradda Yurub ayaa faahfaahin ka bixiyay Xadhigga xukumaddu kula kacday waxaanu tilmaamay in ujeedada laga lahaa ahayd in deegaanka uu metelayo codkiisa lagu dhiso musharraxiinta Kulmiye.


"Xadhigaygu wuxuu ahaa mid siyaasadeed, waxaana ka dambeeyay Xisbiga Kulmiye oo isku dayay in uu qaato codka deegaankayga. Waxa ay madaxda Kulmiye ee gobolka Sool u yimaaddeen bulshada deegaankayga iyaga oo u sheegay in aanu Kulmiye siinayn musharrax una baahan yihiin in ay codkooda ku dhisaan (Musharraxiinta) Kulmiye.

Beeshaydu arrintaa way ka dhiidhiday waxaanay Musharrax ka noqotay Xisbiga WADDANI markaana waxaa bilaamatay tallaabo kasta oo lagu wiiqayo musharraxnimadayda,'’Musharrax Qaasim Aadan Saleebaan.
May be an image of 1 person

Loading...
Loading...