Musharrax Qaasim Saleebaan oo si adag uga hadlay xarigiisii

0
Tuesday May 11, 2021 - 15:40:21 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 712
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Musharrax Qaasim Saleebaan oo si adag uga hadlay xarigiisii

    Waxaan filaya shacbiga deegaanka iyo shacbiga Gobolka Sool

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaan filaya shacbiga deegaanka iyo shacbiga Gobolka Sool
No description available.



Waxa faro-gelin lagu hayaa deegaanka aan u sharraxanahay, nimankii noocaas ahaa (Xadhiggayga ka dambeeyay),

Ballanqaadayaan xilal aanan garanayn sida nin tartame ahi xil u bixinayo oo ay dadkii ugu ballanqaadayaan wasiir baan kaa dhigaya, agaasiman kaa dhigaya iyo darajo ayaan ku dallacsiinaya,

Waxaan filaya shacbiga deegaanka iyo shacbiga Gobolka Sool way ka koreen xilligii Kulmiye u sheegi lahaa beenta,”

ayuu yidhi Musharrax Qaasim Saleebaan
Loading...
Loading...