Mudadii Ololaha Doorashooyinka Wakiilada Iyo Deegaanada Ee Xisbiyada Oo Isbadal Lagu Sameeyey

0
Monday May 10, 2021 - 16:02:32 in News by
  • Visits: 2036
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Mudadii Ololaha Doorashooyinka Wakiilada Iyo Deegaanada Ee Xisbiyada Oo Isbadal Lagu Sameeyey

    Mudadii Ololaha Doorashooyinka Wakiilada Iyo Deegaanada Ee Xisbiyada Oo Isbadal Lagu Sameeyey

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mudadii Ololaha Doorashooyinka Wakiilada Iyo Deegaanada Ee Xisbiyada Oo Isbadal Lagu Sameeyey

Hargeysa(HWN):-Wakhtigii ololaha doorashada goleyaasha wakiilada iyo deegaanada  somaliland ayaa lagu sameeyey isbadal weyn oo ay aqbaeen xisbiyada siyaasadu.


kulan ka dhacay madaxtooyada somaliland ayaa lagu sheegay in mudada ololaha ee xisbi kastaba loo ogol yahay ay tahay laba cisho, oo mid layskugu imanayo goobaha fagaarayaasha ah ee waa weyn maalinta labaadna xafiisyada xisbiyada ee gobolada.
 
Muuse Biixi oo ka hadlay shir ay iskugu yimaadeen xisbiyada ayaa soo bandhigay isbadalka lagu sameeyey wakhtiga ololaha xisbiyada waxaanu yidhi ""Waxaynnu ku heshiinnay in Ololuhu noqdo Lix maalmood oo uu xisbi waliba laba maalmood ololaha gelayo, weliba waxannu go’aaminnay oo xisbiyadu Komishanka ka codsanayaan xisbi waliba maalin buu goobta fagaaraha Beerta xorriyadda tegayaa, gobolladana goobta qaranka ka dhexaysa ee goobta weyn ah tegayaa, Bannaanbax guudna maalin buu leeyahay, maalinta labaadna wuxuu ku ololaynayaa degmooyinka oo ma imanayo goobta fagaaraha weyn, innagoo nabadgelyada eegayna, innagoo kharashaadka eegayna culayska eegayna, Komishankana siinayna inay hawlahooda u gacan furnaadaan oo aanay ku Arbushmin hawlo kale.”
May be an image of 1 person, standing and sitting

Loading...
Loading...