Johnson oo isku dayaya inuu ka hortago qorshaha gooni u goosashada Scotland

0
Monday May 10, 2021 - 08:24:51 in News by A. Asbaro
  • Visits: 1203
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Johnson oo isku dayaya inuu ka hortago qorshaha gooni u goosashada Scotland

    Johnson oo isku dayaya inuu ka hortago qorshaha gooni u goosashada Scotland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Johnson oo isku dayaya inuu ka hortago qorshaha gooni u goosashada Scotland


LONDON(HWN):-Ra'isul Wasaaraha dalka Britain Boris Johnson ayaa Axaddii kulan aan caadi ahay ugu baaqay in ay isugu yimaadaan madaxda Gobollada ay ka kooban tahay Boqortooyada UK, kaddib markii xisbiyada Scotland ee u ololeeya gooni isu-taageeda ay ku guuleysteen aqlabiyadda kuraasta Baarlamanka.
PM Boris Johnson pays tribute to Prince Philip - News Ki Factory


Hogaamiyaha xisbiga SNP Nicola Sturgeon ayaa sheegtay in natiijada doorashadu ay muujineyo in afti labaad laga qaado umadda reer Scotland ay tahay mid lama huraan ah, isla markaana siyaasiyiinta London ku sugana haddii ay isku dayaan in ay ka hor yimaadaan ay dagaal la geli doonaan doonista dimuqraadiyada Scotland.

Loading...
Loading...