Saraakiil Booliis Ah oo ku dhimatay Qarax ka Dhacay MUQDISHO

0
Monday May 10, 2021 - 00:14:18 in News by A. Asbaro
  • Visits: 923
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Saraakiil Booliis Ah oo ku dhimatay Qarax ka Dhacay MUQDISHO

    MUQDISHO(HWN):-Wararka ka imanaya magaalada Muqdishu ayaa sheegaya inuu goor dhowayd

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

MUQDISHO(HWN):-Wararka ka imanaya magaalada Muqdishu ayaa sheegaya inuu goor dhowayd


MUQDISHO(HWN):-Wararka ka imanaya magaalada Muqdishu ayaa sheegaya inuu goor dhowayd qarax ka dhacay meel u dhow saldhigga booliiska ee Waaberi.

Qaraxan oo xoogganaa ayaa sababay dhimasho iyo dhaawac. Qaraxa waxa lala beegsaday saldhigga Waaberi.
Khasaaraha Qarax ka dhacay Muqdisho | KEYDMEDIA ONLINE


Ilo dhinaca amniga ahayaa u sheegay VOA inay weerarkan ku dhinteen lix qof oo laba ka mid ah ay yihiin ciidamada booliiska, labana saraakiisha ciidanka.

Wakaaladda wararka ee dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay weerarka ay ku dhinteen taliyihii booliiska ee degmada Waaberi Dhamme Axmed Cabdullaahi Baashane iyo Taliye ku xigeenkii qaybta booliiska ee Weliyow Cadde Gaashaanle Dhexe Cabdibaasid Maxamuud.

Wararka hordhaca ah ayaa sheegaya in qaraxa uu sababay qof watay jaakad laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa.
Loading...
Loading...