Roobab Khasaare Dhaliyay Oo Ka Da'ay Dowlad Deegaanka Soomaalida Ee Itoobiya

0
Sunday May 09, 2021 - 17:25:32 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1429
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Roobab Khasaare Dhaliyay Oo Ka Da'ay Dowlad Deegaanka Soomaalida Ee Itoobiya

    Sidoo kale Roobabkan ayaa burburiyay Buundooyin

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sidoo kale Roobabkan ayaa burburiyay Buundooyin

Waxaa hakad uu ku yimid isu socodka gaadiidka iyo dadka u kala goosha magaalada Godey iyo qaar kamid ah degmooyinka gobolka Shabeelle kadib markii ay go’day buundada tuulada Laab kadib markii ay burburiyeen roobab xooggan oo toddobaadkan halkaas ka da’y.




Sidoo kale roobabka waxay burburiyeen buundo isku xirta qeybo kamid ah gobolka Qoraxey.


Waxaa maalmihii lasoo dhaafay roobab mahiigaan ah ay ka da’een Dowlad Deegaanka Soomaalida ee Itoobiya kuwaas oo saameyn ku yeeshay isu socodka gobolka.

Loading...
Loading...