Muuse Biixi Oo Magacaabis Sameeyay.

0
Sunday May 09, 2021 - 17:12:41 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 3041
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muuse Biixi Oo Magacaabis Sameeyay.

    Xukuumada uu hogaamiye Muuse Biixi Cabdi ayaa waxa ka banaan xilal dhawr ah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xukuumada uu hogaamiye Muuse Biixi Cabdi ayaa waxa ka banaan xilal dhawr ah

Hargeysa-(HWN)- Hogaamiyaha Somaliland, Musue Biixi Cabdi ayaa Magacaabay guddoomiye ku xigeenka gobolka Sanaag.




Muuse Biixi ayaa sheegay Marku ku Qancay In uu Hanan Karo Masuuliyadda in xilkaasi uu u magacaabay Maxamed Khaliif Nuur Cali laga bilaabo taariikhda maanta in uu ahaado Guddoomiye Ku-xigeenka Gobolka Sanaag ee Jamhuuriyadda Somaliland.


Xukuumada uu hogaamiye Muuse Biixi Cabdi ayaa waxa ka banaan xilal dhawr ah oo ay baneeyeen Masuuliyiin iscasilay, kuwaasi oo la filayo in dhawaan la buuxiyo.


Hadhwanaagnews

Hargaysa/Office

Loading...
Loading...