Xukuumada Oo Shaacisay Amaro Culus Oo La Duldhigay Gobolka Sool

0
Sunday May 09, 2021 - 12:46:28 in News by
  • Visits: 1753
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xukuumada Oo Shaacisay Amaro Culus Oo La Duldhigay Gobolka Sool

    Xukuumada Oo Shaacisay Amaro Culus Oo La Duldhigay Gobolka Sool

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xukuumada Oo Shaacisay Amaro Culus Oo La Duldhigay Gobolka Sool
Hargeysa(HWN):-Xukuumada somaliland ayaa shaacisay amaro la xidhiidha dhinaca amniga oo la dul dhigay gobolka Sool.
May be an image of 1 person and standing



gudoomiyaha gobolka Sool oo xafiiskiisa kula hadlay warbaahinta ayaa soo bandhigay amarada culus ee la xidhiidha dhinaca amniga ee gobolka Sool lagu soo rogay.

amarada uu badhasaabka gobolka Sool shaaciyey ayaa waxa ka mid ah

1- Qabashada Hubka

2- Gadiidka aan Taarikada lahayn

3- Adkaynta Nabadgelyada Wakhtiga Kala guurka.

4-Qoriga la qabto in lahaynayo 3 bilood oo u dhiganta 90 cisho.

5- Qofkii aan Ciidan ahayn ee lagu qabto Tuute isagoo xidhan sharciga ayaa la horgaynayaa.

6- in aan hub lagu qaadan karin magaalada dhexdeeda qofkii lagu qabto waa dambiile sharcigaana la horgaynaya.

7-Baabuurta wareegta Saacadaha dambe habeenkii ee la garan waayo shaqada ay hayso, waa la qabanayaa.

8-Baabuurta Bersoll (Bacda lagu dhajiyo Muraayada) leh waa laga goynayaa.

Loading...
Loading...