Somaliland Oo Ka Hadashay Xaalada Uu Covid-19 Galiyey Wadanka Hindiya

0
Saturday May 08, 2021 - 14:33:39 in News by
  • Visits: 1576
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somaliland Oo Ka Hadashay Xaalada Uu Covid-19 Galiyey Wadanka Hindiya

    Somaliland Oo Ka Hadashay Xaalada Uu Covid-19 Galiyey Wadanka Hindiya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Somaliland Oo Ka Hadashay Xaalada Uu Covid-19 Galiyey Wadanka Hindiya

Hargeysa(HWN):-Xukuumada Somaliland ayaa ka hadashay xaalada halista ah ee uu xanuunka Covid-19 galiyey wadanka Hindiya.

madaxweyne ku xigeenka somaliland Cabdiraxmaan Saylici ayaa war uu ku baahiyey bartiisa Twitter-ka waxa uu ku sheegay in somaliland ay ka xun tahay xaalada ka taagan dalka Hindiya isla markaana ay u rajaynayso in laga guulaysto xanuunka faraha baas ku haya bulshada dalkaasi.


fariinta uu madaxweyne Ku xigeen Saylici ku baahiyey Twitter-ka ayaana u dhignayd sidan "Somaliland si qoto dheer ayey uga naxday markay aragtay saamaynta xanuunka  'Covid-19' ku yeeshay Hindiya. quluubteenu waxay la jirtaa kuwa lumiyay kuwooda ay jeclaayeen waxaanan ku kalsoonahay in Hindiya ay ka adkaan doonto Cudurkan . xiriirka ka dhexeeya labada dal ayaa dib uga soo laabtay 200 sano. waxaan u ducaynaynaa Hindiya.

May be an image of standing, footwear and text that says 'VP Abdirahman Saylici @V... 11s Somaliland is deeply shocked to see the effects of COVID-19 having on India. Our hearts go out to those who lost their loved ones, and am confident India will defeat this pandemic. Relations between the two countries go back beyond 200 years. We pray for India PMO India and 9 others'



											
																					


Loading...
Loading...