Imaamyada Masaajidada Oo Digniin Culus AY Fartay Wasaarada Diinta Iyo Awqaaftu

0
Saturday May 08, 2021 - 14:23:50 in News by
  • Visits: 1542
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Imaamyada Masaajidada Oo Digniin Culus AY Fartay Wasaarada Diinta Iyo Awqaaftu

    Imaamyada Masaajidada Oo Digniin Culus AY Fartay Wasaarada Diinta Iyo Awqaaftu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Imaamyada Masaajidada Oo Digniin Culus AY Fartay Wasaarada Diinta Iyo Awqaaftu


Hargeysa(HWN):-Guddida uu wasiirka diinta iyo awqaaftu u magacaabay ilaalinta dhalashada bisha Ramadaan iyo maalinta Ciida ayaa digniin u diray imaamyada masaajidada.


guddida ayaa war ay soo saareen ku sheegay in imaamyada masaajidada looga digayo inay khilaaf ka abuuraan ku dhawaaqida maalinta Ciida, war saxaafadeedkooda ayaanay ku yidhaahdeen "" Waxaan uga digaynaa Imaamyadda Masaajidada dalka inay iska ilaaliyaan wixii khilaaf ah ee la xidhiidha ku dhawaaqida maalinta Ciidul-fidriga ,Taasi oo keeni karta bay idhaahdeen in la kala ciido , waxaanay Gudiggu intaa ku dareen in ayaga laga war sugo, sheegida maalinta ciida."

Gudigu waxay ugu dambayntii sheegeen in Imaamkii Digniintaa qaadan-waaya talaabo sharci laga qaadayo ".
No photo description available.

Loading...
Loading...