War Deg Deg Ah:-Xisbiyada Ucid Iyo Waddani Oo Xoriyadooda U Soo Celiyey Musharixiintii Ka Xidhnaa

0
Saturday May 08, 2021 - 14:16:54 in News by
  • Visits: 2710
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:-Xisbiyada Ucid Iyo Waddani Oo Xoriyadooda U Soo Celiyey Musharixiintii Ka Xidhnaa

    War Deg Deg Ah:-Xisbiyada Ucid Iyo Waddani Oo Xoriyadooda U Soo Celiyey Musharixiintii Ka Xidhnaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah:-Xisbiyada Ucid Iyo Waddani Oo Xoriyadooda U Soo Celiyey Musharixiintii Ka Xidhnaa

Hargeysa(HWN):-xisbiyada mucaaridka ah ee Ucid Iyo Waddani ayaa ku guuaystay inay xoriyadooda u soo celiyaan musharixiintii ka xidhnaa.


hogaanka xisbiyada Ucid Iyo Waddani waxa dedaal badan oo ay sameeyeen u suuragashay in xoriyadooda ay helaan musharixiin gaadhaya afar oo ka xidhnaa kuwaas oo ka mid ah tartamayaasha doorashada goleyaasha wakiilada iyo deegaanka.
May be an image of 5 people, including Qasim Saleebaan and people standing
May be an image of 4 people, including Qasim Saleebaan, people standing and people sitting

Loading...
Loading...